Latest

ads header

Warar Cusub

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Aay Dib U Soo Celineeyso Xiriirkii Imaaraadka,

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay dib usoo celiso Xiriirkii Imaaraadka Carabta.
Waxaa kale oo lagu sheegay in ismaan dhaafka labada dowladood yahay mid laga gudbi karo iyada oo war-saxaafadeedka lagu sheegay in labada dowladood ay wadaagaan xiriir Taariikhi ah,mid dhaqaale,Amaan iyo xiriirro kale oo badan.
Waxaa kale oo lagu xusay War-saxaafadeedka in dowladda  Soomaaliya ay sameyneyso horumar dhinaca dowladnimada ah,iyada oo dib u dhiska Hay’adaha dowladda ka shaqeyneysana ay diyaar u tahay in ay dowladda Imaaraadka sii waddo dadaallada taageeridda dowladnimada Soomaaliya.

No comments