Soomaaliyeey Ogaada Cadawga Dalka Kusoo Duulay Iyo Ragga Garwadeenka U Ah.
Dadka Soomaaliyeedow ogaada Cadawgii Soomaaliya ku soo duulay iyo raggii garwadeenka u ahaa waa soo galeen gudaha Soomaaliya oo hawshii ay wateen waa u socotaa.
Waxa loo socdaa waxaa ka mid ah:
1. In la xalaaleysto dekadda Berbera.
2. In la xalaaleysto dekadda Boosaaso.
3.In laga dhigo xalay dhalay khilaafkii ka dhashay hareer markii dastuurka qaraabashadii Khaliijka iyo madaxda maamul goboleedyada.
4. In la xiro xarunta tababarka ciidamada Soomaaliyeed oo Turkigu ka dhisay Jasiira ee daafaha Xamar halkaas oo haatan uu tababar uga socdo ciidamo soomaaliyeed.
5. In la joojiyo ama la hakiyo dhammaan mashaariicda kala duwan oo walaalaheen Turkigu ka wadaan gudaha dalka, lana hakiyo mashaariicda cusub ee ballaaran oo Soomaaliya iyo Turkigu kala saxiixdeen dhawaan ee la xiriiray (beeraha, guriyeeynta, iwm).
6. In Hilfaha loo qaado wax kasta oo dowladda Qatar mashaariic ka waddo Soomaaliya (haddii ay jiraan), ama ka damacsantahay mustaqbalka Soomaaliya.
7. In la tuso Madaxweyne Farmaajo in kursigiisu khatar ku jiro, haddii uusan fulin qodobbada kor ku xusan, ama ka aamusin oo indhaha uu ka qarsan, ciddii hawlaha fulin lahayd waa diyaare.
8. In la tuso Madaxweynaha in Ra'iisal wasaare Mudane Xasan Cali Kheyre uu yahay khatarta ugu weyn oo maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe ka wada shaqayn karin, lagana maarmi doonin in laga qaado xilka, waxaana Madaxweyne Farmaajo ay ku oran doonaan dawladaha cadawga ku ah Soomaaliya waxaan kuu ballan qaadaynaa in aan kuula shaqayno si hufan hadii aad xilka ka tuurtid Ra'iisal wasaare Kheyre (been badanaa cadawga soomaaliyeed).
9. In la Bannaysto kursiga Madaxweynaha oo ahaa sababta loo soo galay safarka dheer.
10. Dabcan, Madaxweyne Farmaajo oo doraad ka hadlay shirka kismaayo, waa u guul isbahaysiga Kismaayo, laakiin yaa u sheega Madaxweynaha in xaalku uu yahay "nin xaaskaaga raba inuu kaa yeelayn ama uusan ku qanceyn gabadhaada," isla markaana aan loo socon Ra'iisal wasaare Kheyre ee waxa loo socdaa uu yahay kursigaaga.
Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.
Xigasho: Prof: Ahmed Warfa

No comments
Post a Comment