Latest

ads header

Warar Cusub

Akhriso:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dalka



Bayaan Ka Soo Baxay Culumada Soomaaliyeed Ayaa Lagu Sheegay In Ay Ka Welwelsan Yihiin Khilaafka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Xukuumadda Iyo Golaha Shacabka Soomaaliya.
Bayaanka Ayaa Lagu Sheegay In Culumada Soomaaliyeed Ay Diyaar U Yihiin In Ay Ka Qeyb Qaataan  Xalinta Khilaafka,Iyaga Oo Ugu Baaqay Xildhibaanada In Ay Ilaaliyaan Nidaamkii Iyo Xeer Hoosaadka Ay Dhigteen.
Hoos Ka Akhriso Bayaanka Ka Soo Baxay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.


No comments